Barnaamijka Dudelar App ee video share ka lagu sameeyo

0

Maxaad kala socotaa inuu jiro baraamij kuu sahlaya inaad video si toos ah ugu shubto Facebook Profile kaaga ama Page kaaga adigoon waqti badan ku bixin ama aanan download iyo upload sameyn.
[​IMG]barnaamijkan oo ay dhiseen dhalinyaro Somali ah oo qurbaha ku nool ayaa loogu magac daray “Du delar” oo luuqada Swedish loola jeedo “Adiga wadaag” ama ” You Share” ingiriisi ahaan
waxaa barnaamijkan laga heli karaa barta Google Play Store

wixii su aal ah ee kusaabsan barnaamijka adeegsigiisa iyo ciladaha ku yimaada halkan ayaad nagula wadaagi kartaa hadii ay jiraan fikrado aad uheyso barnaamijkana waad inala wadaagi kartaa laga yaabee iney wax ka qaataan fikirkaaga dadka dhisay barnaamijkan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.

%d bloggers like this: