Waa barta ay Somalidu ku wadaagi karaan aqoontooda dhanka teknolojiyada kusaabsan, taasoo keeni karta in dhalinta maanta ay dalkooda uga faa ideeyaan aqoonta casriga ah ee Technolojiyadu ku dhisantahay.

OMAR MOHAMED MOHAMOUD
Waa maamulaha iyo aasaasaha Somali Tech Forum
waxa uuna had iyo jeer jecelyahay inuu hormariyo
howlaha uu boggan u haayo bulshada Soomaaliyeed
ee ku kala nool dunida daafaheeda
Cumar oo ah nin dhalinyar kunasoo waxbartay dalka gudihiisa iyo
dibadiisa intaba ayaa soo maray nolol kala duwan oo uu ka bartay
qibrado dheeri ah taasoo uu uga faa ideeyay dad badan oo
dhalinyaro ubadan waxa uuna aad ugu xiranyahay horumarinta
technolojiyada casriga maanta dunidu kutalaabsatay.
hadii aad jeceshahay inaad laxiirto gudoomiyaha ururka Somali Tech Forum
ugu dir fariintaada qeybta Contact US.
Mahadsanid